التبريد ترموستات الإسكان كيت لفورد focus ii مونديو الرابع
Dhibbanaha Aan Dhalan waa sheeko xaqiiqda dhabta ah ka muujinaysa darxumada iyo dhibaatada cadowgu gaar ahaan kan Amxaaradu ku hayeen ummadda Soomaaliyeed ee degta Galbeedka Soomaaliya ee uu cadowgu maanta haysto Waa sheeko isugu jirta jaceyl iyo naxdin taas oo lasoo darsaysa wiil iyo gabadh isjeclaaday islamarkaana cadowgu kala dhexgalay jecaylkoodii iyagoo …